1. Home
  2. Tuition Job
  3. 𝐒𝐚𝐥𝐞𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭𝐢𝐧𝐠

Details of 𝐒𝐚𝐥𝐞𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭𝐢𝐧𝐠

  • Payment Monthly
  • Budget 0
  • Job Category Administration Jobs
  • Skills In uu ku fiican yahay adeegsiga aaladda Computer-ka,

Institute Activity

  • Last Login Nov 02,2025
About the institution
Name Armaan Hospital
City Mogadishu
Job Requirement

Job description

Isbitaalka Takhasusiga ee Armaan Hospital waxaa ka banaan fursad shaqo oo la xariira  iibka iyo suuq-geynta. (Sales and Marketing)

Skills and qualifications

𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐋𝐚𝐠𝐚 𝐑𝐚𝐛𝐨 𝐂𝐨𝐝𝐬𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚.

1. In uu wato shahaado Asal ah (Original) ah ee jamacadeed -(𝐁𝐚𝐜𝐡𝐞𝐥𝐨𝐫'𝐬 𝐝𝐞𝐠𝐫𝐞𝐞

2. In uu yahay qof dabeecad wanaagsan kuna fiican la xiriirka Bulshada,

3. In uu ku fiican yahay adeegsiga aaladda Computer-ka, 

4. In uu si fiican u yaqaan luqadaha English-ka & Carabiga,

5. In uu leeyahay Labo sano oo waayo Aragnimo Shaqo ah (𝟐 𝐘𝐞𝐚𝐫𝐬 𝐄𝐱𝐩𝐞𝐫𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞).

How to apply

F.G: Wakhtiga Qabashada Araajida waxeey  ka bilaabaneysaa 𝟏-𝐝𝐚 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝟐𝟎𝟐𝟓 kuna-ekaan doonta 𝟏𝟎-𝐤𝐚 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫,𝟐𝟎𝟐𝟓

Fadlan CV-gaada ku soo dir Email-ka isbitaalka: armaanhospital.info@gmail.com

Member Since Nov 02,2025
Last Worked Nov 02,2025
Open Job By Armaan Hospital 1

Header set Cache-Control "no-cache, no-store, must-revalidate"