Details of Sales & Marketing
About the institution
| Name | Dauus Company |
| City | Garowe |
| Job Requirement | Job description BOOSKA: Sales & Marketing GOOBTA SHAQADA: Carmo NOOCA SHAQADA: SHAQO JOOGTO AH (FULL-TIME). DEADLINE: February 19, 2026 Skills and qualifications SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY (BASIC REQUIREMENTS). 1. In uu haysto Shahaado Jaamacadeed oo ah BUSINESS ADMINISTRATION
sida (Economics, Accounting, Marketing or Management). 2. In uu leeyahay karti, Hawl-karnimo iyo dhexgalka bulshada. 3. In uu leeyahay aqoonta iyo xirfada iibka (Sales Technique). 4. In uu leeyahay khibrad shaqo oo dhan 1 sano ama kabadan. Fursaddan waxay u furan tahay qof kasta oo buuxin kara shuruudaha
kor ku xusan How to apply Sida Loo Codsado: Dhammaan Daneeyayaasha boskaan (jagadan) waa inay buuxiyaan foomka hoose.👇 https://forms.gle/4vcmjb1Kfe6u9mkPA
Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidh Call Center: 3355 ama 907797598 |
| Member Since | Feb 15,2026 |
| Last Worked | Feb 15,2026 |
| Open Job By Dauus Company | 1 |
Job Requirement
Job description
BOOSKA: Sales & Marketing
GOOBTA SHAQADA: Carmo
NOOCA SHAQADA: SHAQO JOOGTO AH (FULL-TIME).
DEADLINE: February 19, 2026
Skills and qualifications
SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY (BASIC REQUIREMENTS).
1. In uu haysto Shahaado Jaamacadeed oo ah BUSINESS ADMINISTRATION
sida (Economics, Accounting, Marketing or Management).
2. In uu leeyahay karti, Hawl-karnimo iyo dhexgalka bulshada.
3. In uu leeyahay aqoonta iyo xirfada iibka (Sales Technique).
4. In uu leeyahay khibrad shaqo oo dhan 1 sano ama kabadan.
Fursaddan waxay u furan tahay qof kasta oo buuxin kara shuruudaha
kor ku xusan
How to apply
Sida Loo Codsado:
Dhammaan Daneeyayaasha boskaan (jagadan) waa inay buuxiyaan
foomka hoose.👇
https://forms.gle/4vcmjb1Kfe6u9mkPA
Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidh Call Center: 3355 ama 907797598
