Details of Human Resources (HR)

  • Payment Monthly
  • Budget 0
  • Job Category Administration Jobs
  • Skills SHIRKADDA DAUUS WAXA KA BANAAN BOOS SHAQO. BOOSKA: Human Resources (HR) GOOBTA SHAQADA: Jigjiga, Ethiopia NOOCA SHAQADA: SHAQO JOOGTO AH (FULL-TIME). DEADLINE: September 21, 2026.

Institute Activity

  • Last Login Sep 19,2026
About the institution
Name Dauus Company
City Boorama
Job Requirement

Job description

SHIRKADDA DAUUS WAXA KA BANAAN BOOS SHAQO.

BOOSKA:  Human Resources (HR)

GOOBTA SHAQADA: Jigjiga, Ethiopia

NOOCA SHAQADA: SHAQO JOOGTO AH (FULL-TIME).

DEADLINE: September 21, 2026.

Skills and qualifications

SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY (BASIC REQUIREMENTS).

1. Waa Inuu haysto shahaado jaamacadeed oo ah Business Administration sida (Management, Human Resources, Business iyo wixi la mida

2. Language Competence: Aqoonta iyo ku hadalka luuqadda Amxaariga si hufan waa qasab.

3.Inuu aqoon durugsan u leeyahay xirfadda adeegsiga computer-ka (MS Office: Excel, Word & PowerPoint).

4. Inuu leeyahay khibrad shaqo oo dhan 1 sano ama ka badan.

5. Inuu yahay qof karti, hawl-karnimo iyo isla markaana leh xirfadda dhexgal bulshada

# Fursaddan Human Resource-ka ah waxa ay u furantahay qofkasta oo buuxin kara shuruudaha kor ku xusan,

How to apply

Sida Loo Codsado:

Dhammaan Daneeyayaasha boskaan (jagadan) waa inay buuxiyaan

foomka hoose.👇

https://forms.gle/YMXWG8VgkZz9gofJ6

Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidh +251715357322 ama Call Center: 6203

Booqo website-ka Dauus si aad u hesho macluumaad dheeriya: Dauus

Member Since Mar 13,2026
Last Worked Sep 19,2026
Open Job By Dauus Company 2